FIFA ayaa furtay dacwad edbin ah oo lagu soo oogay Dele Alli ka dib markii uu ciyaaray kulankii isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la yeesheen xulka Slovakia.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham ayaa lagu qabtay isagoo farta Dhexe taagaaya kulankii isreebreebka Koobka ee ka dhacay Slovakia ee Wembley.

21jirkan ayaa laga yaabaa in uu la kulmo Ganaax.

Kala soco wixii warar ah kooratoday.com