Kylian Mbappe ayaa goolkiisii ​​ugu horeeyay u dhaliyay Paris Saint-Germain.
Mbappe ayaa ku bilowday line-upka PSG sidoo kale waxa iyaguna ku soo bilawday  Neymar, Julian Draxler iyo Edinson Cavani.

Cavani ayaa furay goolka guusha daqiiqadii 31aad, isagoo si xirfadaysan u dhaliyey goolka.

Daqiiqadii 37aad 'GOAL! Metz 1-1 Paris (Riviere)! Metz ayaa ku soo laabatay ciyaarta!.

Daqiiqadii 59 'GOAL! Metz 1-2 Paris Mbappe oo goolkiisii ​​ugu horeeyay u dhaliyay PSG isagoo ciyaarya Hogaankeedii u galiyey gacanta PSG.

69 'GOAL! Metz 1-3 Paris 
 Neymar wuxuu ka dhigay ciyaartii 3-1 Kubad sameeyaha reer Brazil ayaa soo bandhigay ciyaar wanaag.

75 'GOAL! Metz 1-4 PSG (Cavani)! Ciyaaryahanka reer Uruguay ayaa xasuuqay kooxda Metz .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

87 'GOAL! Metz 1-5 PSG (Lucas Moura)! Lucas oo ka careysiisay Metz!  Isagoo soo afjaray ciyaartii.