DEG-DEG: Ciyaartii Lazio Vs AC Milan ayaa laga yaabaa inay dib u dhacdo, Maxaa sababay?

0
39

 

Kulankii maanta dhex mari lahaa kooxaha Lazio Iyo Ac Milan ayaa si Rasmi ah loo baajiyay kadib roobab waaweyn oo ka da,aya garoonkii ay ciyaartu ka dhici lahayd.


Kulankan ayaa loo balansanaa in la ciyaaro 4:00 galabnimo saacada geeska Africa iyada oo lagu ciyaari doono garoonka caasimada ee Stadio Olimpico.

Waxa la filayay roobab aad u weyn xilli shaqaalaha garoonka Stadio Olimpico ay garoonka ku dambooleen


Balastig si ay garoonka u ilaaliyaan.Si kasta ha ahaatee roobabka oo aad u weynaa ayaa sabab in ay roobabka ka tagaan magaalada taas oo sabab u noqotay in kulanka la baajiyo.

 

wixii warar ah kala soco : kooratoday.com