Inter Milan oo martigelineysa wiilasha cusub ee SPAL Kulankan oo ahaa Horyaalka Talyaaniga. Kooxda Luciano Spalletti ayaa u muuqata mid aan ciyaarteeda la aqbali Karin iyadoo maraysa xili ciyaareedkii ugu xumaa .

 

Inter ayaa ku garaacday SPAL laba gool oo nadiif ah .

 

Wixii warar ah kala soco koortoday.com