Ivan Perisic oo sii wata rekoodhkiisi fiicna ee Inter milan , Daawo gool qurux badan ayuu markan dhaliyey .

0
54

Ciyaartoyga reer Croatia ee dhanka weerarka uga dheela Inter Milan Ivan Perisic ayaa sii wata bandhigisii fiicnaa ee  kooxdiisa Inter Milan xilli ciyaareedan , isagaoo dhaliyey goolka labaad ciyaar ay 2-0 ugu awood sheegteen kooxda Ispal ciyaar ka tirsanayd wareega 3aad horyaalka Seria A talyaaniga .

Perisic  ayaa dhaliyey  goolkii 19aad ee 22 kulan oo uu u saftay kooxda Inter horyaalka Talyaaniga sannadkan, isagoo ka sara maray ciyaartoyga kale ee kooxdiisa Inter Milan .

Halkan hoose ka daawo goolkan Perisic .