Manchester United oo qorsheynaysa in ay Arsenal ka dulqaado saxeexa Thomas Lemar

0
36

Manchester United ayaa diyaar u ah inay  Arsenal qalbiga ka jabiso iyadoo lagu soo waramayo inay £ 92million ku dooneyso Thomas Lemar.

Xiddiga Monaco ayaa ku dhowaaday inuu u wareego Emirates maalintii ugu danbeysay ee suuqa laakiin Gunners ayaa ku guul dareysatay in ay dhamays tiraan heshiiska .

Hase yeeshee, wargeyska Suday Mirrior ee Ingariiska ka soo baxa ayaa sheegaya in 21-jirkaan uu horey u oggolaaday heshiis £ 250,000  todobaadkii si uu ugu biiro Arsenal bisha Janaayo. Laakiin  United ay diyaar u ah in ay qiimaha Arsenal ku rabto xiddigan la mdi noqoto  si ay Lemar uga soo dejiso Old Trafford.

Warbixinaha ayaa intaas ku daraya in Mourinho uu xiisaynayo xiddigan isagoo ku guul dareystay in uu soo xero galiyo Perisic oo haatan 5 sano u saxeexay Inter milan .