Juventus ayaa khatar ugu jirta in ay waydo Saddex Xidig oo ka mid ah Ciyaartoyda sida uu sheegay Tababaraha kooxda Juventus Max Allegri “ Waxa laga yaabaa in ay naga maqnaadaa Ciyaartoda khadka dhexe ee Sami Khedira and Claudio Marchisio iyo sidoo kale Mandzukic.


Sidoo kale waxa iyaguna jira Ciyaartoy kale oo iyana laga yaabo in ay maqnaadaa Kulanka Champion Leage.

Champions league ayaa la ciyaarayaa todobaadkan aynu ku jirno iyadoo Kooxda Barcelona ay ku marti gelin doonto Garoonkeeda Camp Nou

 

 

 

Wixii warar ah kala soco kooratoday.com