Football Whispers oo ah shabakada ugu horaysa dhinaca saadaalinta suuqa kala iibisaga ayaa qiimayn khaas ah ku samaysa wararka ciyaartoyda sida wayn loogaga hadlo suuqa kala iibsiga, waxayna si joogto ah u soo gudbisaa hadba ciyaartoyda loogu hadal haynta badan yahay suuqa kala iibsaga iyo kooxaha doonaya ee lala xiriirinayo.

Hadaba Football Whispers ayaa soo bandhigtay qiimeynta ciyaartoyda ugu sareeya iyadoo Alex Sanchez uu labaad ka galay halka uu Diego Costa uu 4aad ku jiro .

Hoos ka eeg Liiska oo dhamaystiran .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wixii warar ku saabsan suuqa kala iibsiga kala soco shabakada kooratoday.com