Kooxda Blaugrana ayaa ku guuleysatay inay garaacdo  Juventus iyadoo guul weyn ka gaartay Camp Nou wareegii koowaad ee wareega group-yada Champions League.

Lionel Messi ayaa markale muujiyey tayadiisa isagoo laba gool ku kala dhantaalay Goolhaye Buffon soona afjaray inkaartii ka haysatay

Gool kale ee Barcelona ayaa waxa dhaliyey Ivan Rakitic .