Champions Leageu ayaa ugu dambayn bilaabmi doona kadib markii muddo badan la sugay kooxaha ka qayb galaya ayaa wax walba u samayn doona sidii ay meel fiican uga gaari lahaayeen.

Kulanka ugu xiisaha badan todobaadkan ayaa ah kulanka ay wada ciyaari doonaan kooxaha Barcelona iyo juventus kana dhici doona garoonka Camp Nou, Kooxda Barcelona ayaa kulankan soo gali doonta iyada oo doonaysa in ay ka aar gudato Juventus oo ka reebtay tartankan sanadkii hore

Kooxda Man United ayaa dhankeeda garoonkeeda Old Trafford ku marti galin doonta kooxda Basel xilli Red Devils ay isha ku hayaan in ay si fiican ku bilowdaan tartanka.

Chelsea oo iyaduna ah kooxda sanadkan ku soo laabatay ayaa garoonkeeda Stamford Bridge ku marti galin doonta kooxda markii ugu horaysay ka qayb qaadanaysa tartanka ee Qarabag

SHAXDA RASMIGA AH EE BARCELONA VS JUVENTUS:
Barcelona: Ter Stegen; Semedo, Pique, Umtiti, Alba; Rakitic, Busquets, Iniesta; Dembele, Suarez, Messi

Juventus: Buffon; De Sciglio, Barzagli, Benatia, Alex Sandro; Bentancur, Pjanic, Matuidi; Douglas Costa, Higuain, Dybala

SHAXDA RASMIGA AH EE MAN UNITED VS BASEL:
Man United: De Gea, Young, Smalling, Lindelöf, Blind, Matić, Pogba, Mata, Mkhitaryan, Martial, Lukaku

Basel: Vaclik, Akanji, Suchy, Balanta, Lang, Xhaka, Zuffi, Riveros, Steffen, Van Wolfswinkel, Elyounoussi.

SHAXDA RASMIGA AH EE CHELSE VS QARABAG
Chelsea: Courtois; Azpilicueta, Christensen, Cahill; Zappacosta, Kante, Fabregas, Alonso; Willian, Pedro; Batshuayi.

Qarabag:?

SHAXDA RASMIGA AH EE BAYERN MUNIC VS ANDERLENCH
Bayern Munich:?

Anderlecht:?

SHAXDA RASMIGA AH EE CELTIC VS PSG
Celtic: Gordon, Ralston, Lustig, Šimunović, Tierney, Brown, Ntcham, Roberts, Armstrong, Sinclair, Griffiths.

PSG: Areola – Alves, Marquinhos, Silva (c), Kurzawa – Motta, Verratti, Rabiot – Mbappe, Cavani, Neymar.

SHAXDA RASMIGA AH EE ROMA VS ATLETICO MADRID
Roma: Alisson; Bruno Peres, Manolas, Juan Jesus, Kolarov; Strootman, De Rossi, Nainggolan; Defrel, Dzeko, Perotti

Atletico Madrid: Oblak; Juanfran, Savic, Godin, Filipe Luis; Saul, Gabi, Thomas, Koke; Griezmann, Vietto