Saddexda kooxood ee Chelsea, Man city iyo Tottenham  ayaa soo bandhigay maaliyadohooda cusub Shirkadda Nike ayaa soo saartay Maaliyadaha kooxahan laakiin dhamaantood waa isku mid .

Dhamaan seddexda maaliyadood  ayaa sida caadiga ah loo isticmaali doonaa kulamada martida Chelsea, City iyo Spurs ee Champions League .

Qaar ka mid ah taageerayaasha Saddexdan koxood ayaa Twitter-ka uga maadeystay Shirkadda Nike iyagoo tilmaamay in ay dhamaan isku mid yihiin .

Hoos ka akhri Qoraalada taageerayaasha ay kaga fal celiyeen: