Daawo: Goolashii uu Messi ku kala dhantaalay Goolhaye Buffon.

0
34

Lionel Messi ayaa caawa soo gabogabeey rikoodhkii xumaa ee uu ka haystay Goolhaye Buffon isagoo laba gool isku baray kooxdiisana guul weyn ku hogaamiyey ,

Halkan ka daawo labada gool ee xiddiga Lionel Messi.