DAAWO MUUQAAL: Goolashii ay PSG ku garaacday kooxda Celtic .

0
47

Kooxda PSG ee dalka Faransiiska ayaa guul weyn ka gaadhay Celtic kulan ka tirsan wareega 1aad ee horyaalka Chamiopns League .

Goolka 1aad waxa dhaliyey Neymar daqiiqadii 19aad , Kylian Mbappe ayaa isna goolka 2aad raacsadey , Edinson Cavani ayaana gool 3aad ee NCM soo gabogabeeyey.

Halkan ka daawo goolasha kulankii PSG VS Celtic ,