DEG DEG : Paul Pogba oo dhaawac looga saaray kulanka Man Utd Vs Basel

0
31

MANCHESTER UNITED : Paul Pogba ayaa dhaawac looga saaray kulanka hadda ka socda Old Trafford .

Marouane Fellaini ayaa badelay Pogba daqiiqadii 18aad ee ciyaarta.

Dhaawaca Pogba ayaa ah mid muruqa ah lamana garanayo ilaa iyo inta uu  garoomada ka maqnaan karo