DEG DEG: Rafcaankii ay Liverpool ka qaadatay ganaaxii 3 kulan ee Sadio Mane oo la soo diiday .

0
42

Xidhiidhka kubada cagta Ingiriiska ee FA ayaa soo diiday ganaaxii 3 kulan ahaa ee Sadio Mane la dul dhigay .

Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane ayaa ku qasbanaan doona inuu ganaaxo seddex kulan  ka dib markii xiriirka kubada cagta Ingariiska uu diiday racfaanka kooxda.

Warbixinta ayaa lagu yiri: ” seddex kulan oo ganaax ah ee Sadio Mane, oo si dhaqso ah u shaqeynayay, ayaa weli taagan, ka dib  markii guddi madax-bannaan ay dhagaysatay  .”