Manchester United oo 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Basel .

0
35

Saddex gool oo ay kala dhaliyeen Fellaini , Lukaku , iyo Rashfor ayaa Man utd ka caawiyey in ay si fudud ku garaacdo Basel Fc

Man Utd ayaa waxa ka dhaawacmay Pogba kulankan iyadoo badal looga dhigay Fellaini

Sidaas ayey Man Utd ku hogaaminaysaa Groupkeed A ee Champions League