Manchester United Vs Basel : Man Utd oo laba sano kadib ku soo laabanaysa Champions League.

0
49

Tartanka : Champions League

Kooxda: Man United Vs Basel

Garoonka :Old Trafford

Saacada: 9:45  Xilliga Geeska Afrika

Manchester United ayaa Laba sano kadib ku soo laabanaysa Champions League iyadoo ciyaarteeda 1aad la ciyaari doonta kooxda Basel oo anay uga guulaysanin Old Trafford laba jeer oo hore oo ay wada ciyaareen

Jose mourinho ayaa sheegay :in Man utd ay ku soo laaban doonto heerkii lagu yaqaanay iyagoo isku diyaarinaya in ay wajahaan Basel

Dhinaca kale kooxda Basel ayaa isku dayi doonta in ay xejisato rikoodhkeedii guul daro la’aanta Old Trafford iyadoo markan isku dayi doonta in ay mucjiso ku rido Jamaahiirta Red Devills.

SHAXDA MACQUULKA AH EE KULANKA :

Manchester United: De Gea; Valencia, Lindelof, Smalling, Blind; Fellaini, Matić, Pogba; Mata, Lukaku, Rashford.

Basel: Vaclík; Lang, Suchý, Akanji, Riveros; Xhaka, Zuffi; Steffen, Elyounoussi, Bua; Van Wolfswinkel.