PSG aya u awood sheegatay Kooxda Celtic kulan ka dhacay Glasgow Stadium Neymar ,Mbappe iyo Cavani ayaa min hal gool dhaliyey .

PSG ayaa Group C hogaanka u qabatay waxayna rajo weyn ka qabtaa in ay kaalinta 1aad ku dhamaysato walow ay wajihi doonan kooxda Bayern Munich ee Alianz Arena.