Ryan Giggs oo talo Champions League ku saabsan siiyey kooxdisii hore ee Man Utd.

0
29

 

Wareysi ulala yeeshay ciyaartoygii hore ee Man utd  Ryan Giggs, aya lagu waydiiyey suurtogalnimada in kooxdiisii hore ee Champions League ay mar kale ku guuleysato , Ryan Giggs ayaa sheegay  in Red Devils ay tahay inay fiiriso waxa ay ciyaartoyda Real Madrid sameeyeen taasoo ka caawisay in ay ku guuleystan  Champions League labadii sano ee la soo dhaafay si ay u guuleystaan.