Kooxda Man city ayaa 4-0 ugu awood sheegatay Kooxda Reer Holland ee Feyenoord kulan ka tirsan wareegyada 1aad ee bilowga Champions League.

Goolal ay kala dhaliyeen Aguero , Jesus , iyo Stones ayaa City ka caawiyey in ay guul raaxo leh ka gaadho Feyenoord

Halkan ka daawo goolasha Man City: