Real Madrid ayaa 3-0 ugu awood sheegatay Kooxda Apoel , iyadoo Cristiano Ronaldo uu laba gool ka dhaliyey kulankan .

Sergio Ramos ayaa gool qurux badan ku sadexeeyey ciyaarta .

Halkan ka daawo goolasha :