Cristiano Ronaldo ayaa u dabaaldegay in uu  No.1 ku soo baxay Ciyaar gacmeedka FIFA 18 isagoo post ugu dabaldegay Instagram .

Xiddiga Real Madrid ayaa la siiyay 94 dhibcood qiimeyntan  cusub, isagoo ka horeeyay xiddiga ay sida weyn u xafiltamaan ee Lionel Messi, kaasoo ka helay qiimeynta 93.

Ronaldo ayaa ugu dabaal degay Instagram guushan kale ee uu gaadhay isagoo soo dhigay sawirkiisa ciyaar gacmeedka ee FIFA 18.

Ronaldo ayaa bartiisa Instagram soo dhigay Sawirkan uu ugu dabaal degay .