Real Madrid v APOEL

Garoonka: Santiago Bernabeu (Spain)

Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika

Real Madrid ayaa caawa Santiago Bernabeu ka bilaabeysa difaacashada koobka Champions League ka dib markii ay xilli ciyaareedkii hore noqdeen kooxdii ugu horeysay ee difaacata koobka tan iyo markii magacaan loo bixiyay sannadii 1992dii, waxaana ay haatan ku haminayaan inay ku guuleystaan markii seddexaad oo isku xigta waayahooda Koobkan .

Kooxda reer Cyprus ee  APOEL ayay u tahay markii afaraad oo ka soo muuqdaan wareega group-yada ee Champions League , Waxaa Group H kula wehliya kooxaha Tottenham iyo Borussia Dortmund oo caawa ku ciyaaraya garoonka Wembley stadium

Line-upka Macquulka ah ee Kulankan :

Real Madrid: Keylor Navas, Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo, Casemiro, Kroos, Modric, Isco, Bale, Ronaldo.

APOEL: Waterman, Milanov, Rueda, Carlao, Lago, Vinicius, Morais, Ebecilio, Oar, Alonefitis, Camargo.