Kadib goolkisii xalay ee Celtic Edinson Cavani oo noqday ciyaartoyga ugu gool dhalinta badan PSG Champions League isagoo jebiyey rikoodhkii Ibrahimovic .

0
26

Ciyaartoyga Xulka qaranka Uruguay iyo Kooxda PSG Edinson Cavani ayaa Jebiyey rikoodhkii Zalatan Ibrahimovic ee PSG tartanka Chamiops League .

Cavani ayaa goolkisii xalay ku yeeshay 21 gool oo horyaalka Europe ah isagoo dhaafay xidigii hore ee Ibrahimovic oo haatan u ciyaara Man Utd .