Kooxda Liverpoo ayaa bar-baro  kala kulantay kooxda Sevilla kulan ka tirsanaa champions League kana dhacay garoonka Anfiled.

Liverpool ayaa kulanka soo gashay iyaga isha ku haya in ay ka soo kabtaan ceebtii ka soo gaartay kooxda city kulankii premier league.

Liverpool ayaa war xun heshay daqiiqadii 90-aad kadib markii kaarka cas looga saaray xiddiga daafaca uga ciyaara ee Joseph Gomez.

Si kastaba ha ahaatee Liverpool waxay ku jirtaa Xaalad niyad jab ah waxaanay ciyaartaasi ku.soo dhamaatay 2-2.