Kooxda Liverpool ayaa caawa bilaabanaysa kulankoodi ugu horeeyey  ee champions League iyagoo wajahaya kooxdii ka qaaday finalkii Europa League .

Tababare Jurgen lopp ayaa laga yabaa in uu shaxdiisa Caawa ku soo bilaabo Coutnho markii ugu horeysay Xilli ciyaareedka .

Kooxda Klopp ayaa doonaysa in ay iska dhaqdo ceebtii ka soo gaadhay Man city kulankii Premier League

Dhinaca kale kooxda Sevilla ayaa rabta in ay ilaashato rikoodhkooda fiican ee ay ka haystaan Liverpool .

Shaxda Macquulka ah ee kulanka:

Liverpool: Karius; Gomez, Lovren, Matip, Robertson; Can, Henderson, Wijnaldum; Coutinho, Firmino, Mané.

Sevilla: Rico; Mercado, Kjær, Pareja, Escudero; N’Zonzi; Jesús Navas, Ganso, Pizarro, Correa; Ben Yedder.