Man City ayaa Feyenoord u dhiibtay  afar gool oo nadiif ah xilli ay goolashaas yimaadeen biloowgii qeybta hore .

City ayaana waqti badan sugin waxa ayna goolka1-aad keeneen daqiqaddii labaad waxaana saxiixay John Stone

Kadib goolkaas ciyaarta City ayay gacanta ugu jirtay waxaana laga filan karay goolal dheraad oo ah oo baasas cajiib ah ayay bandhigayeen

 

City oo ay kalsooni sareyso ay ka muuqatay ayaa heshay gool labaad waxaana saxiixay Aguero daqiiqaddii 10-aad.

Man city.ayaa Awood tustay Kooxdan waxaanay Ciyaaryaasi ku soo afjareen 4-0