Taageerayaasha Man United oo war xumi u soo yeedhay “Paul Pogba oo la sawiray isaga oo biro ku boodaya kulankii Old Trafford kadib”.

0
24

 

 Paul pogba ayaa lagu sawiray isaga oo biro ku boodaya kadib ciyaartii Old Traffor ka dhacday , kulankii Man United ay 3-0  kaga badisay Basel .

Wareysi uu bixiyey Mourinho ayaa waxa uu ku sheegay in Pogba uu garoomada ka maqnaan doono dhawr todobaad .

Dhaawaca Pogba ayaa war xun u ah taageerayaaha Manchester United  xilli kulamo waaweyn ay ciyaari doonto kooxdu.