Real Madrid ayaa heshiis cusub ka saxeexday Marcelo , Heshiiskaasi oo ah Laba sano.

Xidiga daafaca uga ciyaara Kooxda Real Madrid ee Marcelo ayaa ku duugay Heshiis laba sano ah oo ku eeg  2022.

Marcel ayaa sidoo kale loo doortay Kabtan ku xigeenka, waxaana uu u saftay Kooxda Real Madrid 415 kulan intii uu u ciyaaraayay Real Madrid.

Wixii warar ah kala soco kooratodya.com