Champions League ayaa toos u bilaabmay Salaasadii, iyo shan kooxood oo Premier League ah xilli ciyaareedkan ciyaari doonaan, waxa la falanqeeyey wareegyada ay gaadhi doonaan 5 koxood ee ugu waaweyn Premier Leage.

Chelsea:

Group C with Atletico Madrid, Roma and Qarabag

Kooxda hasysata Koobka Premier waxa groupkan kula jira Ateltico Madrid , Roma, iyo Qarabag .Laakiin Group B waxaa ku jira Bayern Munich iyo PSG, Group D Juventus iyo Barcelona, iyo Group H Real Madrid iyo Borussia Dortmund, waxa laga yabaa in kooxda Antonie Conte ay gaadho wareega 16

La saadaliyey : Wareega 16aad

Tottenham

Group H with Real Madrid, Borussia Dortmund and APOEL

Koxxda Tootenham ayaa waxa groukan kula jirta Real Madrid oo ah kooxdii ku guulaysatay koobkii hore , Sidoo kale kooxda Dortmund ayaa ah koox aad u adag .

Sadaasha : Europa League in ay u dhci doonto.

Manchester City

Group F with Shakhtar Donetsk, Napoli and Feyenoord

Kooxda Pep Guardiola ayaa ku jirta Group aad u adag marka la fiiriyo kooxaha , Feyeoord, Shakhtar, Iyo Napoli , Man city ayaa ah kooxaha loo saadalinayo Champions League xilli ciyaaredkan .

Sadaasha Kooxda Man city : Semi final-ka Chamions League .

Liverpool

Group E with Spartak Moscow, Sevilla and Maribo

Liverpool ayaa ku jirta Group sahal marka loo eego kooxaha kale ee Champions League Xilli ciyaareedkan .

Kooxda Klopp ayaa wajihi doonta kooxdii uga guulaysatay Eouropa League 2016.

Sadaasha liverpool laga bixiey  ; Wareega 16 ee Champions League.

Manchester United

Group E with Spartak Moscow, Sevilla and Maribo

Kooxda macalin Jose Mourinho ee Man Utd ayaa u jirta group Sahlan iyagoo Xilli cyaareedkii hore soo ciyaaray Eoropa League haddana Man United ayaa meel fiican loo sadaaliyey.

Sadaasha Man United : Wareega Quarter Finalka .