Xidhiidhka kubada cagta Spain oo ku dhawaaqay ganaaxii ay duldhigeen Marcelo, imisa ciyaarood ayuu maqnaan doonaa.

0
50

Xidhiidhka Kubada cagta Spain ayaa ku dhawaaqay ganaaxa Laacibka Real Madrid Marcelo , kadib Casaankii uu qaatay kulankii Levante ee ka dhacay garoonka Bernabue .

Marcelo ayaa maqnaan doona labada kulan ee soo socda oo Real Madrid isagoo soo Laaban doona kuanka Alaves.