Tottenham Hotspur ayaa 3-0 ku garaacday gurigeeda Borussia Dortmund ciyaar ka dhacday Wembley Stadium oo ka tirsan Group B ee Champions League.

Kooxda martida loo ahaa ayaa hogaanka waxa u dhiibay Sun Hyung Min daqiiqadii 4aad ka hor inta aysan Dortmund  barbaraha uu dhalinin Andrea Yarmolenko daqiiqadii 11aad.

Harry Kane ayaa goolka labaad u dhaliyay Tottenham daqiiqadii 15aad  ,  kadib intaanu goolkkisa Labaad dhalinin daqiiqadii 60aad .

Tottenham ayaa sidaa kula qaybsanaysa Real Madrid hogaanka Groupka 8aad ee Champions League .

Halkan ka daawo Dhamaan goolashii kulanka: