DEG DEG: ISCO oo heshiis cusub u saxiixay Kooxdiisa Real Madrid.

0
39

Kooxda Real Madird ayaa sheegtay in  Francisco “Isco” Alarcon uu saxiixay heshiis cusub oo 5 sano isagoo garoonka Bernabue sii joogi doona ilaa 2022.

25 jirkaan kubadsameeyahan ayaa fure  u ahaa kooxda Madrid labadii xilli ciyaareed ee u danbeysay. Waxa uu sidoo kale noqday ciyaaryahankii Line-up ka ah  xulka Spain .