Iska ilow Coutinho Barcelona oo markan u dhaqaaqi doonta Xiddiga khadka dhexe ee Nice Jean Michael Seri .

0
40

Barcelona ayaa qarka u saaran inay dib u cusbooneysiiso xiisaha ay u qabto Jean Michael Seri suuqa kala iibsiga dambe.

Xiddiga khadka dhexe ee Faransiiska ah ayaa diirada u saarnaa dhowr kooxood xagaagaan, laakiin waxa uu sii joogay Nice.

Laakiin Barcelona ayaa go’aan ka gaartay dalabka xiddigan 26 jirka ah, sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya Spain.

Haddii ay u dhaqaqaan Seri, Barcelona ayaa mdeesha ka saari doonta xiisaha Philippe Coutinho.