Khabiirka Sky Sports ee Paul MERSON ayaa Saadaliyey kulamada la ciyaari doono wareega 5aad ee Premier League .

Merson ayaa sadaaliyey koox walba iyo inta ay ku guulaysan doonto .

Hababa Muxuu u sadaaliyey kulamada ugu waaweyn Isbuuca dambe ee Chelsea Vs Arsenal  iyo Man utd Vs Everton .

Sadaasha Paul Merson ee kulamada soo socda ee Premier League .

Kulamada Sabtida ee Premier League (16-09-2017)

Bournemouth 2-1 Brighton

Crystal Palace 1-1 Southampton

Huddersfield 1-2 Leicester

Liverpool 2-0 Burnley

Newcastle 1-1 Stoke

Watford 0-3  Manchester City

West Brom 1-0 West Ham

Tottenham 3-0 Swansea

 

Kulamada Axada ee Premier League (17-09-2017)

Chelsea 3-0 Arsenal

Manchester United 3-0  Everton