Tababaraha Liverpool oo shaaca ka qaaday in Countinho ku soo bilaabanaayo shaxdiisa biri

0
38

Tababaraha Kooxda Liverpool  ayaa la aamisan yahay in Shaxdiisa uu  markii ugu horaysay xili ciyaareedkan ku soo bilaaban doono Countinho.

 

Ciyaaryahanka in muddo ahba ka niyo jabsanaa Liverpool ayaa ku soo bilaaban kara shaxda Reds Kulanka Anfield ay ku soo dhawayn doonaan Kooxda Burnely kulankaasoo ka tirsan Horyaalka Dalka Premier League .

Klopp ayaa mar la waydiiyey in uu ku soo bilaaban doono Countinho kaga jawaabay ” waa in uu diyaar ahaado Kulankaasi”.

Waxa aanu ka wada hadalnay shaxda bari waxa uu ii sheegay in uu diyaar yahay in uu ciyaaro”

“Aad ayaan ugu farxay sidii ay taageerayaashu u soo dhaweeyeen kulankiin Sevilla, isaga ahaan waxa ay u ahayd wax fiican”.

Tababaraha Liverpool  ayaa u baahan in uu badiyo Ciyaartan si uu uga soo kabto ciyaartii ay xasuuqday Manchester City.

Wixii warar ah kala soco kooratoday.com