Kooxda Manchester City ayaa sii wadata wacdaraha ay dhigeyso xilli ciyaareedkan iyagoo xasuuq u geystay kooxda Watford oo ay marti u ahaayeen kuwaasoo ay ku xaaqeen 6-0 islamarkaana ay keli ku noqdeen hogaanka horyaalka Premier League ka dib shan kulan oo ay ciyaareen, iyadoo Sergio Aguero uu dhaliyay seddexleey.

Halkan hoose ka daawo goolashii kulanka: