Daawo: Goolashii Getafe Vs Barcelona

0
44

Kooxda Barcelona ayaa guul cidhiidhi ah ka gaadhay kooxda Getafe .

Barcelona ayaa looga horeeyey goolka furitaanka intan kdib Denis Suarez uu dhalinin goolka barbaraha ah.

Dhamaadkii ciyaarta ayaa ciyaaryahanka cusub ee Paulinho uu dhaliyey goolka guusha .

Halkan ka daawo goolashii Getafe Vs Barcelona.