Manchester City oo ku jirta Xaalad aad u wanaagsan xili ciyaareedkan, kulankii horena soo Xasuuqday Liverpool ayaa u safartay Garoonka Kooxda Watford kulankaasoo ah kii 5aad ee Horyaalka Premier League.

Dhanka kale koxda Watford ayaa doonaysa in ay u adkayso kooxda Man city una diido in ay si dhib yar 3-da dhibcood ugala baxdo garoonka.

KULANKA: Watford vs Manchester City

TARTANKA: Premier League

WAKHTIGA: 05:00 Galabnimo

GAROONKA: Vicarage Road