Khabiirka BBC-da Garth Crook oo soo doortay shaxdii ugu fiicneyd premier League wareega 5aa yaa hogaaminaya?

0
50

Kulamadii isbuuca shanaad ee horyaalka Premier League ayaa la ciyaaray, waxaana kasoo baxay natiijooyin kala duwan  labada Manchester ayaa guul gaaray, halka Liverpool, Arsenal, Chelsea & Tottenham Hotspur ay barbaro galeen.

Khabiirka BBC-da Garth Crook ayaa soo doortay shaxda kooxda ugu fiican Premier League isbuuca shanaad ee horyaalka – wuxuuna goolka u doortay goolhayaha Burnley Pope kaas oo kooxdiisa u sahlay iney dhibic ka hesho Liverpool.