Wayne Rooney ayaa laga mamnuucay in uu Gawaadhida kaxeeyo muddo (2) Laba sano ah, sidoo kale in uu bulshada u shaqeeyo muddo  100 Boqol saacadood ah.

 

Wayne  Rooney  ayaa sidoo kale kala kulmay Kooxdiisa cusub ee Everton isagoo mushahar ka qaadan doonin muddo laba Todobaad ah, isagoo  qaadan lahaa lacag dhan (320,000) Laba boqol iyo sodon kun oo Pound.

Wayne Rooney ayaa isagoo madaxa hoos u dhigaaya soo galay Maxkamada Stockport Magistrates iyadoo loo haysto inuu kaxeeyey Gaadhi isagoo cabsan maalintii 1aad ee Bisha September, iyadoo waliba ay la socoto gabadh lagu xanto .

 

Wixii warar ah kala soco kooratoday.com