Tababaraha Kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Real Betis Kulan Ka Tirsan Todobaadkii 5-aad oo xiriir ah.

Xiddigaha Cristiano Ronaldo iyo Marcelo ayaa ka dhex muuqada liiskan kadib markii ay soo dhamaysteen ganaax xiriirka Spain dusha ka saaray.

Theo Hernandez iyo Karim Benzema oo kulanka dhaawac ku seegi doona ayaa ah xiddigaha ka maqna liiska xiddigaha Real Madrid.

Halkan Hoose kaga bogo liiska xiddigaha uu Zidane soo xushay: