Ilkay Gundogan oo dhaawac kale soo gaadhay kulankisii ugu horeeyey ee uu safto Man city xilli ciyaareedkan.

0
73

Ciyaartii dhex martay Man City iyo iyo West Browmich ayaa waxa ku dhaawacmay ciyaartoyga xulka qaranka Germany ee Ilkay Gundogan.

Gundogan oo dhaawac hore ka soo laatay 9 bilood kadib ayaa xalay uu soo gaadhay dhaawac 2aad .

Guardriola ayaa ka werwersan dhaawaca xiddigan isagoo ka cabsi qaba in muddo uu garoomada ka maqnaado.