Wargayska L’ÉQUIPE Ayaa soo saartay liiska 50-ka xiddig ee ugu fiican adduunka ee da,du ka yartahay 21 jirka gaar ahaan xiddigihii dhashay sanadkii 1996 bishii January.

Xiddiga Real Madrid ee Marco Asensio ayaa loo doortay xiddiga da,yarka ah ee ugu fiican isaga oo ka horeeya xiddiga kooxda Tottenham Dele Alli oo ku jira kaalinta 2-aad.

Kylian Mbappé oo kooxda PSG ugu biiray lacag dhan 180 milyan ayaa galay kaalinta 3-aad halka saxiixa cusub ee kooxda Barcelona ee Ousmane Demele galay kaalita 2-aad.

Hadaba halka hoose kaga bogo 50-ka xiddig ee ugu fiican adduunka ee da,doodu ka yartahay 21 jirka:

  • Marco Asensio (ESP/Real Madrid)
  • Dele Alli (ANG/Tottenham)
  • Kylian Mbappé (FRA/PSG)
  • Ousmane Dembélé (FRA/FC Barcelone)
  • Gianluigi Donnarumma (ITA/AC Milan)
  • Gabriel Jesus (BRE/Manchester City)
  • Leroy Sané (ALL/Manchester City)
  • Kingsley Coman (FRA/Bayern Munich)
  • Marcus Rashford (ANG/Manchester United)
  • Timo Werner (ALL/RB Leipzig)
  • Christian Pulisic (USA/Borussia Dortmund)
  • Kasper Dolberg (DAN/Ajax Amsterdam)
  • Julian Brandt (ALL/Bayer Leverkusen)
  • Dani Ceballos (ESP/Real Madrid)
  • Youri Tielemans (BEL/Monaco)
  • Benjamin Henrichs (ALL/Bayer Leverkusen)
  • Franck Kessié (CIV/AC Milan)
  • Davinson Sanchez (COL/Tottenham)
  • Patrik Schick (TCH/AS Rome)
  • Malcom (BRE/Bordeaux)
  • Cristian Pavon (ARG/Boca Juniors)
  • Kai Havertz (ALL/Bayer Leverkusen)
  • Amadou Diawara (GUI/Naples)
  • Alex Iwobi (NGA/Arsenal)
  • Andreas Christensen (DAN/Chelsea)
  • Moussa Dembele (FRA/Celtic Glasgow)
  • Theo Hernandez (FRA/Real Madrid)
  • Kelechi Iheanacho (NGA/Leicester City)
  • Renato Sanches (POR/Swansea)
  • Jesus Vallejo (ESP/Real Madrid)
  • Alban Lafont (FRA/Toulouse)
  • Sebastian Driussi (ARG/Zénith Saint-Pétersbourg)
  • Matthijs De Ligt (HOL/Ajax Amsterdam)
  • Lorenzo Pellegrini (ITA/AS Rome)
  • Wilfried Ndidi (NGA/Leicester City)
  • Kieran Tierney (ECO/Celtic Glasgow)
  • Mahmoud Dahoud (ALL/Borussia Dortmund)
  • Manuel Locatelli (ITA/AC Milan)
  • Carlos Soler (ESP/Valence CF)
  • Diogo Jota (POR/Wolverhampton)
  • Lucas Hernandez (FRA/Atlético de Madrid)
  • Nico Elvedi (SUI/Borussia Mönchengladbach)
  • Mikel Oyarzabal (ESP/Real Sociedad)
  • Caglar Söyüncü (TUR/Fribourg)
  • Emanuel Mammana (ARG/Zénith Saint-Pétersbourg)
  • Enes Ünal (TUR/Villarreal)
  • Nadiem Amiri (ALL/Hoffenheim)
  • André Onana (CAM/Ajax Amsterdam)
  • Moise Kean (ITA/Hellas Vérone)