Daawo: Murankii Neymar Jr Iyo Edison Cavani Oo muuqaal kartoon ah laga sameeyey.

0
36

Xiddiga reer Brazil ee Neymar iyo xiddiga reer Uruguay ee Cavani ayaa Axadii la soo dhaafay muran badan ka dhaliyay addunka kubada cagta kadib markii ay isku qabsadeen cida rikooraha u laagaysa kooxda.

Ugu dambayn Cavani ayaa laagtay laakiin Labada xiddig ayaa isku af dhaafay qolka labiska iyada oo dirqi lagu kala qabtay intii ayna is gaarin.

Hadaba murankaas ayaa laga sameeyay muuqaal qosol leh oo kartoon ah labada xiddigna kala jiidanayaan bakayle yar halka Mbappe oo ka dambeeya uu ku mashquulsanyahay masaasad

Hoos ka daawo Muuqaalka: