Ururka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaca ka qaaday liiska kama dambeysta ah ee xiddigaha isugu soo haray abaal marinta laacibka sanadka

Sedex laacib ayay shaaciyeen in ay isugu soo hareen liiska kama dambeysta ah ka dib qoraal FIFA soo dhigeen bartooda Twitter-ka

Sededxdaas laacib ayaa kala ah Ronaldo oo Real ah , Messi oo Barcelona iyo Neymar oo xagaagaan u wareegay PSG kana tagay kooxda Barca

 Hadaba aqriste yay kula tahay in uu mudan yahay in abaal marinta xiddiga sanadka uu qaato ,