Home Authors Mawaadiicda uu qoray Abdikarim Karaama

Abdikarim Karaama

101 POSTS 0 COMMENTS

Man United Oo Daawadayaal U Dirtay Badalka Luke Shaw kooxdee ayuu u ciyaraa?

Man United ayaa indha-indheeyayaal u dirtay xiddig daafaca uga ciyaara kooxda Celtic ee Kieran Tierney xilli ay isha ku hayso in ay u dhaqaaqdo...

Daawo: Murankii Neymar Jr Iyo Edison Cavani Oo muuqaal kartoon ah laga sameeyey.

Xiddiga reer Brazil ee Neymar iyo xiddiga reer Uruguay ee Cavani ayaa Axadii la soo dhaafay muran badan ka dhaliyay addunka kubada cagta kadib...

Cavani → Real, Muller → Liverpool, Leon Goretzka → Barca & Wararkii Ugu Dambeeyay...

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa aad u xamasad badan iyadoo kooxaha ugu waaweyn Yurub ay isku hirdinayaan ciyaartoyga ugu fiican dunida . Halkan ayaa idinku...

Taageerayaasha Barcelona Oo Ka Maadsaday Kooxda Real Madrid Iyo Cristiano Ronaldo Oo Sabab U...

Kooxda Real Madrid ayaa xilli ciyaareedkii hore ku guulaysatay La Liga iyo Champions league halka ay kooxda Barcelona xilli ciyaareedkeeda ku badbaadisay Copa del...

Ilkay Gundogan oo dhaawac kale soo gaadhay kulankisii ugu horeeyey ee uu safto Man...

Ciyaartii dhex martay Man City iyo iyo West Browmich ayaa waxa ku dhaawacmay ciyaartoyga xulka qaranka Germany ee Ilkay Gundogan. Gundogan oo dhaawac hore ka...

Real Madrid Oo Guuldaro Wadno Xanuun Ah Santiago Bernabue Kula Kulantay , xilli Zidane...

  Real Madrid ayaa guuldaro wadno xanuun ah waqtigii dhimashada ee dhamaadka ciyaartii Bernabeu kala kulantay kooxda Real Betis, waxaana daqiiqadii 94 aad goolka guusha...

DEG-DEG: Everton Vs Chelsea Iyo Isku Aadka Wareega Afraad Ee Carabao Cupka Oo La...

Waxaa si rasmi ah loo sameeyay wareega 4-aad tartanka Carabao Cup kadib markii 16-naadi ay koobkan isugu soo hareen. Kulanka ugu adag wuxuu ka dhici...

Kooxaha Reer Manchester Oo Iska Xaadiriyay Wareega Afraad Ee EFL, Marcus Rashfrod Iyo Lorey...

  Kooxaha Man United iyo Man City ayaa si rasmi ah wareega 4-aad tartanka Carabao Cup ugu gudbeen kadib markii guulo kala duwan ay gaareen. Man...

Jose Mourinho Oo Laga Yaabo Inuu Guardiola Ku Garaaco Saxiixa Alexis Sanchez, Qiimaha Uu...

Jose Mourinho ayaa doonaya inuu dhigiisa Pep Guardiola kaga adkaado saxiixa weeraryahanka aan wali heshiiska kordhin ee Arsenal Alexis Sanchez sida ay sheegayaan warbixino...

RASMI : Difaaci hore ee Man Utd Rio Ferdinand oo ku biiray ciyaaraha Feedhka.

Rio Ferdinand ciyaartoygii hore ee Man Utd  ayaa xirfad cusub oo dhanka feerka ah bilaabaya kadib markii laba sano ka hor uu ka fariistay...