Home Authors Mawaadiicda uu qoray Abdikarim Karaama

Abdikarim Karaama

101 POSTS 0 COMMENTS

Hordhac: Barcelona vs Eibar: Balaugrana oo ilaashanaysa rikoodhka fiican ee La Liga.

Kulanka: Barcelona vs Eibar Tartanka: La Liga Garoonka: Camp Nou Saacadda: 11:00 Habeenimo (XGA) Blaugrana ayaa ku bilowday si fiican xilli ciyaareedkaan horyaalka La Liga ka dib markii...

Hordhac: Leicester City vs Liverpool : Warbixin ku saabsan kulanka Caawa ee Carabao Cup.

Kulanka: Leicester City vs Liverpool Tartanka: Carabao Cup Garoonka: King Power Stadium Saacadda: 9:45 Habeenimo (XGA) Liverpool ayaa dooneysa iney si fiican ku bilaabato koobka Carabao Cup (Ex-League Cup), iyadoo...

Daawo: Goolashii ay Man United ugu awood sheegatay Everton 8 daqiiqo ayaa 3 kamid...

Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku xasuuqday kooxda Everton ka dib markii ay 4-0 ku dardareen iyadoo Romelu Lukaku uu shabaqa ka...

Cavani & Neymar Oo Isku Gacan Qaadi Gaaray Xili La Isku Qabtay Rigoore Ay...

Waxaa soo ifbaxday calaamadii ugu horeysay ee muujineysay in Neymar Junior uu doonayo inuu noqdo hogaanka Paris Saint Germain, taasoo ah bilowga mushkilad ka...

Khabiirka BBC-da Garth Crook oo soo doortay shaxdii ugu fiicneyd premier League wareega 5aa...

Kulamadii isbuuca shanaad ee horyaalka Premier League ayaa la ciyaaray, waxaana kasoo baxay natiijooyin kala duwan  labada Manchester ayaa guul gaaray, halka Liverpool, Arsenal,...

Man United vs Everton: Wayne Rooney Oo Dib Ugu Soo Laabanaya Old Trafford.

Kulanka: Man United vs Everton Garoonka: Old Trafford Saacadda: 6:00 Maqribnimo (XGA) Man United ayaa gurigeeda kusoo dhaweyneysa kooxda ay ka liidato waqtigaan ee Everton iyadoo dooneysa...

Hordhac: Chelsea vs Arsenal – London Derby – Wenger Iyo Conte oo maanta ku...

Garoonka: Stamford Bridge Saacadda: 3:30 Galabnimo – (XGA) Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta Arsenal – iyadoo dooneysa iney sii dheereysato rikoorkeeda guulaha ee ay gurigeeda kaga...

Hordhac: Real Sociedad vs Real Madrid: Ciyaartoy muhiim ah oo maqan , iyo...

Los Blancos oo lumisay afar dhibcood labadii kulan ee ugu dambeysay horyaalka La Liga xili ciyaareedkaan ayaa wajaheysa caawa kooxda kaalinta labaad kujirta ee...

Daawo: Goolashii ay Man city ku xasuuqday Watford.

Kooxda Manchester City ayaa sii wadata wacdaraha ay dhigeyso xilli ciyaareedkan iyagoo xasuuq u geystay kooxda Watford oo ay marti u ahaayeen kuwaasoo ay...

Paulinho oo guul cidhiidhi ah ku hogaamiyey kooxdiisa Barcelona .

  Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul 2-1 ka gaartay naadiga Getafe oo ay booqatay kulan ka tirsan horyaalka La Ligaha Spain. Kooxda Getafe ayaa goolka...