Karim Benzema oo ka fadhiisanaaya Ciyaaraha. Talow Real Madrid ma ka tagayaaa ?

Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Frnace ee Karim Benzema ayaa shaaca ka qaaday meesha uu doonayo in uu kaga fariisto ciyaaraha kubada...

Real Madrid Oo Guuldaro Wadno Xanuun Ah Santiago Bernabue Kula Kulantay , xilli Zidane...

  Real Madrid ayaa guuldaro wadno xanuun ah waqtigii dhimashada ee dhamaadka ciyaartii Bernabeu kala kulantay kooxda Real Betis, waxaana daqiiqadii 94 aad goolka guusha...

Hordhac: Barcelona vs Eibar: Balaugrana oo ilaashanaysa rikoodhka fiican ee La Liga.

Kulanka: Barcelona vs Eibar Tartanka: La Liga Garoonka: Camp Nou Saacadda: 11:00 Habeenimo (XGA) Blaugrana ayaa ku bilowday si fiican xilli ciyaareedkaan horyaalka La Liga ka dib markii...

Lionel Messi Oo Ceebaystay Kooxda Real Madrid Oo Dhan, 5-ta Kulan Ee Ugu Horaysay...

Waxa Real Madrid soo gaartay ceeb weyn kadib markii ay arkeen in goolasha uu dhaliyay xiddiga Kooxda Barcelona ee Lionel Messi uu la goolal...

Rasmi: Tababare Zidane Oo Xaqiijiyay In Uu Toni Kroos Seegi Doono Kulanka Sabtida, Xaaladiisana...

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zidane ayaa xaqiijiyay in xiddiga khadka dhexe ee Toni Kroos seegi doono kulanka Alves ee sabtida kana tirsan todobaadka...

Hordhac: Real Sociedad vs Real Madrid: Ciyaartoy muhiim ah oo maqan , iyo...

Los Blancos oo lumisay afar dhibcood labadii kulan ee ugu dambeysay horyaalka La Liga xili ciyaareedkaan ayaa wajaheysa caawa kooxda kaalinta labaad kujirta ee...

Shaxdii Ugu Fiicnayd Todobaadkan Horyaalka La Liga oo la soo saaray yaa hogaaminaya?

Waxa la soo afjaray todobaadkii 5-aad ee horyaalka La Liga xilli ay kooxda Real Madrid la kulantay guuldaradii ugu horaysay ee xilli ciyaareedkan. Barcelona ayaa...

Rasmi: Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Kooxda...

Tababaraha Kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Real Betis Kulan Ka Tirsan Todobaadkii 5-aad...

DEG-DEG: Barcelona Oo Xaqiijisay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Xiddig Khadka Dhexe Andres...

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Andres Iniesta Ayaan ku biiri doonin Kooxda Juventus xagaagan kadib markii uu...

Xidhiidhka kubada cagta Spain oo ku dhawaaqay ganaaxii ay duldhigeen Marcelo, imisa ciyaarood ayuu...

Xidhiidhka Kubada cagta Spain ayaa ku dhawaaqay ganaaxa Laacibka Real Madrid Marcelo , kadib Casaankii uu qaatay kulankii Levante ee ka dhacay garoonka Bernabue...