HORDHAC| BARCELONA VS ESPANYOL

Kooxda Martida ah ee Espanyol ayaan ka badin Barcelona muddo (8) sideed sano ah Horyaalka Dalka Spain                 Barcelona ayaa doonaysa in ay badiyaan ciyaartii saddexaad...

Shaxdii Ugu Fiicnayd Todobaadkan Horyaalka La Liga oo la soo saaray yaa hogaaminaya?

Waxa la soo afjaray todobaadkii 5-aad ee horyaalka La Liga xilli ay kooxda Real Madrid la kulantay guuldaradii ugu horaysay ee xilli ciyaareedkan. Barcelona ayaa...

Getafe VS Barcelona: Kooxda Valverde oo raadineysa guushii 4aad oo isku xigta ee La...

Kulanka: Getafe vs Barcelona Saacadda: 5:15 Galabnimo Garoonka: Coliseum Alfonso Perez Barcelona ayaa isha ku heysa inay sii wadato guulaheeda fiican  oo ay ku bilowday xilli ciyaareedka 2017-18...

Paulinho oo guul cidhiidhi ah ku hogaamiyey kooxdiisa Barcelona .

  Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul 2-1 ka gaartay naadiga Getafe oo ay booqatay kulan ka tirsan horyaalka La Ligaha Spain. Kooxda Getafe ayaa goolka...

Xidhiidhka kubada cagta Spain oo ku dhawaaqay ganaaxii ay duldhigeen Marcelo, imisa ciyaarood ayuu...

Xidhiidhka Kubada cagta Spain ayaa ku dhawaaqay ganaaxa Laacibka Real Madrid Marcelo , kadib Casaankii uu qaatay kulankii Levante ee ka dhacay garoonka Bernabue...

Real Madrid oo halis ugu jirta in ay weyso Horyaalka La liga xilli hore...

  Ka hor inta uusan bilaaban xilli ciyaareedka,  Real Madrid  waxa soo wajahay  cadaadis weyn oo garsoorka ah oo ku aadan horyaalka La Liga ama tartanada kale...

Hordhac: Barcelona vs Eibar: Balaugrana oo ilaashanaysa rikoodhka fiican ee La Liga.

Kulanka: Barcelona vs Eibar Tartanka: La Liga Garoonka: Camp Nou Saacadda: 11:00 Habeenimo (XGA) Blaugrana ayaa ku bilowday si fiican xilli ciyaareedkaan horyaalka La Liga ka dib markii...

Rasmi: Tababare Zidane Oo Xaqiijiyay In Uu Toni Kroos Seegi Doono Kulanka Sabtida, Xaaladiisana...

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zidane ayaa xaqiijiyay in xiddiga khadka dhexe ee Toni Kroos seegi doono kulanka Alves ee sabtida kana tirsan todobaadka...

DEG DEG: Xdhiidhka kubada cagta Spain ee La Liga oo ku dhawaaqay xilliga uu...

Madaxa Horyaalka  LFP ee La liga Javier Tebas ayaa shaaca ka qaaday waqtiga uu bilaabanayo iyo taariikhda kulanka kowaad ee El Clasico xilli ciyaareedkan...

Real Madrid Oo Guuldaro Wadno Xanuun Ah Santiago Bernabue Kula Kulantay , xilli Zidane...

  Real Madrid ayaa guuldaro wadno xanuun ah waqtigii dhimashada ee dhamaadka ciyaartii Bernabeu kala kulantay kooxda Real Betis, waxaana daqiiqadii 94 aad goolka guusha...